soomaali - Sorah Al-Burooj ( The Big Stars )

Noble Quran » soomaali » Sorah Al-Burooj ( The Big Stars )

Choose the reader

soomaali

Sorah Al-Burooj ( The Big Stars ) - Verses Number 22
وَالسَّمَاءِ ذَاتِ الْبُرُوجِ ( 1 ) Al-Burooj ( The Big Stars ) - Ayaa 1
Eebe wuxuu ku dhaartay Samada Xiddigaha leh (iyo Jidadkooda).
وَالْيَوْمِ الْمَوْعُودِ ( 2 ) Al-Burooj ( The Big Stars ) - Ayaa 2
Iyo Maalinta laysu yaboohay (qiyaamada).
وَشَاهِدٍ وَمَشْهُودٍ ( 3 ) Al-Burooj ( The Big Stars ) - Ayaa 3
Iyo Dadka joogsan Maalintaas iyo waxayaalaha iman Maalintaas.
قُتِلَ أَصْحَابُ الْأُخْدُودِ ( 4 ) Al-Burooj ( The Big Stars ) - Ayaa 4
Ee Lacnadi ha ku dhacdo kuwii Godka lahaa (Mu'miniinta lagu cadibo).
النَّارِ ذَاتِ الْوَقُودِ ( 5 ) Al-Burooj ( The Big Stars ) - Ayaa 5
Ee ahaa Naar olal (iyo shidaal) leh.
إِذْ هُمْ عَلَيْهَا قُعُودٌ ( 6 ) Al-Burooj ( The Big Stars ) - Ayaa 6
Gaaladiina ay korfadiyeen Godka.
وَهُمْ عَلَىٰ مَا يَفْعَلُونَ بِالْمُؤْمِنِينَ شُهُودٌ ( 7 ) Al-Burooj ( The Big Stars ) - Ayaa 7
iyagoo daawan waxa lagu fali Mu'miniinta «oo Jirrabaad ah».
وَمَا نَقَمُوا مِنْهُمْ إِلَّا أَن يُؤْمِنُوا بِاللَّهِ الْعَزِيزِ الْحَمِيدِ ( 8 ) Al-Burooj ( The Big Stars ) - Ayaa 8
Waxay ku neceen Dadkaasna ma jiro oon ahayn inay rumeeyeen Eebaha adkaada ee la mahadiyo.
الَّذِي لَهُ مُلْكُ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضِ ۚ وَاللَّهُ عَلَىٰ كُلِّ شَيْءٍ شَهِيدٌ ( 9 ) Al-Burooj ( The Big Stars ) - Ayaa 9
Ee leh Samada iyo Dhulka xukunkooda, Eebana wax walba wuu u jeedaa.
إِنَّ الَّذِينَ فَتَنُوا الْمُؤْمِنِينَ وَالْمُؤْمِنَاتِ ثُمَّ لَمْ يَتُوبُوا فَلَهُمْ عَذَابُ جَهَنَّمَ وَلَهُمْ عَذَابُ الْحَرِيقِ ( 10 ) Al-Burooj ( The Big Stars ) - Ayaa 10
Kuwa Mu'miniinta Rag iyo Haweenba jirraba haddana aan tawbadkeenin waxay mudan Caddibaadda Jahannamo iyo caddibaad gubi.
إِنَّ الَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ لَهُمْ جَنَّاتٌ تَجْرِي مِن تَحْتِهَا الْأَنْهَارُ ۚ ذَٰلِكَ الْفَوْزُ الْكَبِيرُ ( 11 ) Al-Burooj ( The Big Stars ) - Ayaa 11
Kuwa xaqa rumeeyey Camalfiicana falay waxay mudan Jannooyin ay dureeri dhexdeeda Wabiyaal, taasina waa liibaan wayn.
إِنَّ بَطْشَ رَبِّكَ لَشَدِيدٌ ( 12 ) Al-Burooj ( The Big Stars ) - Ayaa 12
Qabashada Eebana (Ciqaabtiisu) way darantahay.
إِنَّهُ هُوَ يُبْدِئُ وَيُعِيدُ ( 13 ) Al-Burooj ( The Big Stars ) - Ayaa 13
Eebe isagaa khalqiga ahaysiiyay soona celin.
وَهُوَ الْغَفُورُ الْوَدُودُ ( 14 ) Al-Burooj ( The Big Stars ) - Ayaa 14
Waana dambidhaaf badane jecel (kuwa addeeca).
ذُو الْعَرْشِ الْمَجِيدُ ( 15 ) Al-Burooj ( The Big Stars ) - Ayaa 15
Carshiga sharafta lahna isagaa iska leh.
فَعَّالٌ لِّمَا يُرِيدُ ( 16 ) Al-Burooj ( The Big Stars ) - Ayaa 16
Wuuna falaa wuxuu doono.
هَلْ أَتَاكَ حَدِيثُ الْجُنُودِ ( 17 ) Al-Burooj ( The Big Stars ) - Ayaa 17
Ma ku soo gaadhay warkii Junuuddii (Gaaladii).
فِرْعَوْنَ وَثَمُودَ ( 18 ) Al-Burooj ( The Big Stars ) - Ayaa 18
Fircoon iyo Thamuud.
بَلِ الَّذِينَ كَفَرُوا فِي تَكْذِيبٍ ( 19 ) Al-Burooj ( The Big Stars ) - Ayaa 19
Hase yeeshee kuwii Gaaloobay waxay ku suganyihiin beenin (xaqa).
وَاللَّهُ مِن وَرَائِهِم مُّحِيطٌ ( 20 ) Al-Burooj ( The Big Stars ) - Ayaa 20
Eebana waa koobay (kamana baxsadaan).
بَلْ هُوَ قُرْآنٌ مَّجِيدٌ ( 21 ) Al-Burooj ( The Big Stars ) - Ayaa 21
Waase Quraan sharaf leh.
فِي لَوْحٍ مَّحْفُوظٍ ( 22 ) Al-Burooj ( The Big Stars ) - Ayaa 22
Oo ku Qoran Ioox la dhawray (looxulmaxfuudka).

Random Books

  • Naxwaha carabiga oo koobanNaxwaha carabiga oo kooban waxaan ka turjumay kitaabka la yiraahdo "Xeerarka afka carabiga oo kooban" الموجز في قواعد اللغة العربية ee uu qoray Siciid Maxamed Axmed oo loo yaqaan "Siciid Al-Afgaani". Mana wada turjumin naxwahaasi ee waan soo koobay.

    Source : http://www.islamhouse.com/p/61659

    Download :Naxwaha carabiga oo kooban

  • Sheekooyinkii ugu wanaagsanaaSheekooyinkii ugu wanaagsanaa أحسن القصص waxaan u qoray Soomaalida jecel sheekooyinka Islaamiga ah, rabana inay u sii gudbiyaan caruurtooda.

    Source : http://www.islamhouse.com/p/61666

    Download :Sheekooyinkii ugu wanaagsanaa

Choose language

Choose Sorah

Random Books

Choose tafseer

Participate

Bookmark and Share